09.01.2013 Views

Iskaashi Beel iyo Shirkad oo Lagu Hagaajinayo ... - Allina Health

Iskaashi Beel iyo Shirkad oo Lagu Hagaajinayo ... - Allina Health

Iskaashi Beel iyo Shirkad oo Lagu Hagaajinayo ... - Allina Health

SHOW MORE
SHOW LESS

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

BEESHA OO AH UDUB-DHEXAADKA:

Warbixinta Qiimeynta Barnaamijka Backyard Initiative

Goobaha Dhegaysiga ee Xaafadda

Goob dhegaysi waa qalab ka-qaybgal oo loo isticmaalo in banaanka lagu soo dhigo aqoonta iyo

waayo-aragnimada ku jirta xubnaha beesha marka la dhisayo xidhiidhyo u dhexeeya xubnaha beesha.

Ka-qaybgaleyaasha Goobaha Dhegaysigu waxay isu bedbelaan wada-hadal ku saabsan mawduuc gaar

ah iyada oo gargaar laga helayo fududeeye. Ujeedada Goobaha Dhegaysiga ee Xaafadda waxay ahayd in

xubnaha beesha la siiyo fursad ay ku wadaagaan fahamka caafimaadkooda iyo baahiyahooda caafimaad.

NatIIjooYIN:

Natiijooyinka koowaad ee ka soo baxay su’aalaha goob dhegaysi kasta waxa ku jiray:

Sidee baad naftaada iyo qoyskaaga uga

dhigtaa kuwo caafimaad qaba?

• Cunista cunto caafimaad leh, sameynta

firfircooni, joogteynta xidhiidhyo iyo kaqaybgal

beeleed ayaa badanaa la isku daray

• Waxa jirta aqoon iyo dabci ku aadan cunista

cuntada caafimaad leh iyo jimicsi-sameynta

• Helitaanka cuntooyinka caafimaad leh iyo

jimicsi waxa uu gargaar ka geystaa sameynta

doorashooyin caafimaad leh, halka helitaan

la’aantu xanibayso dabciga caafimaadka leh

• Taageero bulsho waxay muhiim u tahay

caafimaad lahaanshaha

• Isbeddelada ku dhaca bulshada waxay

saameeyaan heerarka firfircoonida ee beesha

• Ciyaaruhu waa hab shacbi oo dhalinyaradu ku

helaan jimicsi kuna jiraan jimicsi

• Jimicsiga/firfircooni lahaansha, isgaashiinta

iyo xidhiidh la yeesho waxay saameysaa

caafimaadka maskaxda

• Caafimaadku waa mid beeleed, oo leh isu-celin

Sidee baad u dhawri kartaa xasiloonida

iyo isu-dheelitirnaanta noloshadaada?

• Lahaanshaha xidhiidhyo ah noocyo kasta

waxay saameysaa dhamaan dhinacyada

caafimaadka

• Wakhti aad u qaadatid naftaada iyo qoyska/

xidhiidhyada waxay yareysaa giigsanaanta

(stress) iyo jirada

• Nasasho/hurdo waxay xidhiidh la leedahay

caafimaadka jidhka iyo maskaxda

Waa kee qofka aad gargaar weydiisatid?

• Dadku waxay isticmaalaan illo dhawr ah

marka ay gargaar u baahan yihiin

• Qoyska iyo saaxiibadu waa illo muhiim u ah

gargaarka

• Nidaamyada niyadeed iyo/ama diimeed waxa

laga helaa illo aan ahayn kaliya niyadda.

• Saaxiibada waxa badanaa la barbardhigay

qoyska waxana loo arkay sida dadka ka tirsan

qoyska balaadhan

• Dadka qaarkii, waa ku dhib inay weydiistaan

gargaar

• Dhibaatada ama baahida ayaa go’aamisa cidda

ay dadku ugu tagaan gargaar

Caqabadaha caafimaadka

Caqabadaha koobaad ee hortaagan lahaanshaha

caafimaadka ee ay sheegeen ka-qaybgaleyaasha

goobaha dhegaysiga waxay la xidhiidheen

daryeelka caafimaadka. Mawduucyada

xidhiidhka la leh waxay ka kooban yihiin wajiyo

badan oo ah daryeelka caafimaadka, waxana ku

jira:

• Helitaanka iyo daboolista caymis waa caqabad

• Helitaanka caafimaad la goyn karo waa dhib.

• Waa dhib sida lagu joogteeyo daryeel la

isku halayn karo iyo/ama sida loo abuuro

xidhiidhyo lala yeesho bixiyeyaasha daryeel

caafimaad

• Waxa jirta baahi loo qabo bixiyeyaal daryeel

caafimaad oo dhaqanka aqoon u leh

• Nidaamyada daryeelka caafimaadka iyo

caymiska waa kuwo leh jaho-wareer

“Bilawgii, Kooxda Qiimeynta waxa haystay xoogaa dhibaatooyin xagga wada shaqeynta iyo

la shaqeynta Allina. Jid dheer baan ka soo gudubnay. Waxa kordhay ixtiraamka iyo fahamka

naga dhexeeya dadka kale ee ku jira kooxda waxana aan u maleynayaa in waayahayaga

shakhsiyeed ee beesha uu naga gargaaray in aanu sameyno qiimeyn sii xoogan.

Waxa xusuus igu reebay sida ay Allina u sii daysay maamulista. Annaga oo ah xubnaha

beesha waxa aan oggalaansho iyo fursad u haysanay in aan gaadhno go’aamo oo aanu

hagno habka qiimeynta si loogu toosiyo sharaxaadayada caafimaadka iyo walaacayaga.

Hal wax oo muhiim aniga ii ahaa waxa uu ahaa hogaaminta goob dhegaysi. Dumar kala

duwan oo ku nool agtayda oo aan ka maqlo sida ay u dhawraan caafimaadkooda iyo

meelaha ay la halgamaan ayaa igu dhiirigalisay inaan sii wado shaqadan qayb ka ah

dhisidda beel sii caafimaad badan.”

—Tamara Rasmuson, Xubin Kooxda Qiimeynta

Angelina Matias-Vazquez, Melissa Hutchison,

Candace Washington & Janice Barbee

1. Sidee baad naftaada iyo

qoyskaaga uga dhigtaa kuwo

caafimaad qaba?

“Waa in aanu si intii hore ka badan u helno cunto

fiican iyo goob beeleed. Waxay ku xidhan tahay

dhamaanteed helitaanka waxa aanu u baahan

nahay, caafimaad iyo dhamaan inta kale.”

“Waxa aanu nahay beel; caafimaadkaygu waxa

uu ku xidhan yahay caafimaadka qofka igu xiga.

Haddii… qof kale aanu caafimaad qabin, taasi way

i saameynsaa.”

2. Sidee baad u dhawri kartaa

xasiloonida iyo isu-dheelitirnaanta

noloshadaada??

“Waxan u baahan ahay dad, taasi waxay ii

dhawrtaa caafimaadka. Haddii aanan haysan dad,

niyaddaydu hoos bay u dhacaysaa.”

“Waxan isku dayaa inaan naftayda wakhti

siiyo, inaan fikiro, inaan isgaadhsiin naftayda la

yeesho, inaan garto meesha aan imminka joogo.

Sidoo kale, waa inaan isgaadhsiinta la yeesho

In ka badan 200 oo qof ayaa ka

qaybgalay Goobaha Dhegaysiga

Kooxda Qiimeyntu waxay soo saartay

qorshaha iyo habka Goobaha Dhegaysiga

iyada oo ku saleysan sharaxaadda

caafimaadka ee BYI. Laga bilaabo Bisha

Sideedaad ilaa Bisha Sagaalaad 2009,

waxay CWC iyo Allina taageereen

deganeyaasha beesha si ay u qabtaan 21

Goobo Dhegaysi oo leh qiyaastii 200 oo

degane oo ku baahsan kooxo dhaqameed

dhawr ah iyo gudaha dhamaan aagaga

Xaafadda.

… qoyskayga iyo saaxiibkay iyo dadka aan dhab

ahaan u aqaano.”

3. Waa kee qofka aad gargaar

weydiisatid?

“Marka hore waxa aan gargaaraa naftayda, ka

dibna [waxa aan u jeestaa] edaday/habar-yartay

iyo adeerkay/abtigay ka dibna xubnaha qoyska ee i

gargaari kara.”

“Waxan u jeestaa saaxiibaday, qoyskayga waxana

aan gargaar weydiistaa hogaamiyeyaasha diinta.”

4. Caqabadaha Caafimaadka

“Ma sameyn karo mushahar dhaafsaan xad go’an

sababta oo ah waxa iga lumi doona MNCare

taasina waa ikhtiyaarka kaliya ee ii furan.”

“Waxa aan keenayaa ilmahayga mana garanayo

waxa kharashku yahay, taasi waa wax si weyn cabsi

iyo walwal u leh. Marka aan saxeexayo waraaqda,

waxan aan dareemayaa sidii aan leeyahay aniga

ayaa mas’uul ka ah wax kasta oo aad go’aan ku

gaadhid inaad igu soo dalacdid.”

Su’aalaha Goobaha Dhegaysiga

1. Sidee baad naftaada iyo qoyskaaga uga

dhigtaa kuwo caafimaad qaba?

2. Sidee baad ku joogteysaa xasiloonida iyo

isu-dheelitirnaanta?

3. Waa kee qofka aad gargaar

weydiisatid?

“Mashruucani waxa uu saameynaa

beesha aan ku noolahay. Waxan rabay

inaan qayb ka noqdo isbeddel waxtar leh.

Haddii aan rabo cid beeshu la xisaabtanto,

ma rabo inaan cabasho sameeyo aniga oo

aan talaabo qaadin.”

—Dona Evans, oo ah Xubin ka Tirsan

Kooxda Qiimeynta iyo Wareyste

Kooxaha ka Qaybgalay Goobaha Dhegaysiga

• 4 kooxood oo ah Afrikan Ameerikan (saddex kooxood oo ah dad waaweyn, hal koox oo ah

waayeel)

• 3 kooxood oo ah Yurubiyan Ameerikan (dhamaan kooxo dad waaweyn, hal koox oo ah

haween)

• 3 kooxood oo ah Laatiino (laba kooxood oo ah dad waaweyn, hal koox oo ah dhalinyaro)

• 6 koox dhaqameed oo isku jira (laba kooxood oo ah hooyooyin, laba kooxood oo ah GLBTQ,

hal koox oo ah da’do isku dhafan, hal koox oo ah dhalinyaro)

• 3 kooxood oo ah Mareykanka Dhaladka ah (dhamaan dad waaweyn)

• 2 kooxood oo ah Soomaali (hal koox oo ah haween, hal koox oo ah rag)

Kulan Casho & Wada-hadal oo Lagu Qabtay Little Earth:

Sarah Langford, Atum Azzahir, iyo Miss Terri Mooney

KOOBISTA QIIMEYNTA

QORSHEYN

Kulan BYI oo ahaa Casho & Wada-hadal oo ka

dhacay xarunta Cultural Wellness Center

“Waxa aan ka shaqeeyay daraasado

badan oo sheeganayay inay xubnaha

beesha ku soo daraan habka, laakiin tani

waa daraasaddii ugu horeysay ee aan

ka qaybgalay ee leh ka-qaybgal beeleed

oo run ah iyo hogaamin beeleed ka jirtay

dhamaan heerarka mashruuca. Qaybta

aan ka helay ee ku saabsanayd kashaqeynta

mashruucan waa barashadii

aan deganeyaasha ka bartay sida loo

qaabeeyo arrimaha ee xogta looga

tarjumo siyaabo iyaga macne u leh.”

—Nicole MartinRogers,

Wilder Research

Beesha Xaafaddu Waxay Imminka Leedahay Cabir Lagu Qiyaaso Caafimaadkeeda

Jawaabihii lagu bixiyay Goobaha Dhegaysiyada iyo wareysiyada Socod-wareegga ayaa waxay yihiin cabir

war ah oo ku saabsan caafimaadka dadka ku nool xaafadaha BYI iyo fikradaha laga qabo tayada nolosha

ee ka jirta gudaha xaafadahaas. Natiijooyinka ka soo baxa qiimeyta mustaqbalka waxa la barbardhigi

karaa xogtan si loo arko qodobada soo fiicnaanaya. Wakhtigan sida looga tarjumo warka cabirka ah

waxay noqon kartaa dhib. Waa maxay cabirka ay beesha haysato ee lagu go’aaminay in natiijo tahay

mid “fiican” ama mid “xun”? Guddida Caafimaadka Beesha (Community Commission on Health) ayaa

daraasad ku sameyn doonta oo ka tarjumi doonta natiijooyinkaas, oo go’aamin doontaa cabiro, dejin

doontaa muhimadaha oo hagi doonta dedaalka lagu hagaajinayo caafimaadka dadka ku nool xaafadahan.

Sharaxaadda Xaafadda ee Caafimaadka Waa la Xaqiijiyay

Su’aalaha Goobaha Dhegaysiga iyo su’aalaha wareysiga waxa soo saaray xubnaha beesha iyaga oo ku

saleysan sharaxaad caafimaad oo uu ku jiro caafimaad maskax/caadifad, bulsho, caafimad niyad, iyo

caafimaad deegaan, iyo waliba caafimaad jidh. Jawaabuhu waxay muujiyeen in caafimaadka loo arko wax

laamo badan, oo ay ku jiraan wax ka badan caafimaadka jidhka; waa wax isku xidhan oo uu saameeyo

aagag badan oo ah nolosha.

Saddex Mawduuc oo Caam ah oo ka soo baxay Goobaha Dhegaysiga iyo wareysiga

Socod-wareegga

1. Awoodda Isku-xidhnaanta: Waji caafimaad oo kasta oo lagu sheegay sharaxaadda waxa uu ku

xidhan yahay kuwa kale; ma jiro hal waji oo caafimaad oo la fahmi karo kali ahaan ama kali ahaan

wax laga qaban karo. Jidh caafimaad leh waxa uu ku xidhan yahay jimicsi iyo cunto caafimaad leh.

Xidhiidhyada caafimaad leh waxay keeni karaan isgaadhsiin caafimaad leh taasoo keenaysa caafimaad

maskaxeed.

2. Awoodda Xidhiidhyada: Xidhiidhyadu waxay saameeyaan, oo xoojiyaan go’aamiyeyaasha bulsho ee

caafimaadka. Jimicsiga waxa sida ugu fiican loo sameyn karaa marka lala sameeyo dad kale, isaga oo ah

firfircooni bulsho; cunista cunto caafimaad leh waxay u baahan tahay qoyska oo dhan oo is taageera;

qoyska iyo saaxiibada oo aad kala hadashid dhibaatooyinkaaga waxay kuu dhawraysaa caafimaadka

maskaxda; xisaabtan u dhexeeya dadka iyo ka u dhexeeya dadka iyo hay’adaha waxay joogteynaysaa

caafimaadka beesha.

3. Awoodda Aqoonta iyo Wax Curista: Aqoonta dhaqan, kala-beddelashada war ee dhex mara bukaan

iyo xirfadley caafimaad, iyo wada-hadalka beesha waxay wax ku biiriyaan caafimaadka. Hawlgalada

niyada ama diinta, daweynta guriga ama dhaqanka, hawlgalada caafimaadka ee beddelaad ah ama

dhaqan ah, iyo hawlaha ay qoysasku wada qabtaan ayaa lagu magacaabay inay yihiin illo caafimaad oo

xoogan. Aqoonta la wadaago iyo wax curista ayaa hagaajin doona caafimaadka.

Caqabadaha Caafimaadka

Daryeelka Caafimaadka: Dadku waxay sheegeen in bixiye daryeel caafimaad oo aad aaminsan tahay

iyo la’aanta helitaan daryeel caafimaad ay yihiin qodobo waaweyn oo saameynaya awoodda joogteynta

caafimaad fiican.

Deegaan Ahaaneed: Ammaanka deegaanku waxa uu ahaa jawaabta ugu sareysa su’aalaha jawaabaha

furnan ee ku saabsanaa waxa la sameyn karo si loo taageero caafimaadka.

Illaha iyo Adeegyada Caruurta: Jawaabaha ku saabsanaa caruurta waxay muujiyeen in waalidku u

baahan yahay illo iyo adeegyo dheeraad ah oo ay helaan caruurtoodu, oo ay ku jiraan kuwa leh baahiyo

gaar ah.

Dakhli Hoose: Dakhligu waa qodob muhiim u ah caafimaadka: waxa farta lagu fiiqi karaa xidhiidh u

dhexeeya heerka dakhliga iyo helitaanka caymiska caafimaadka, helitaanka cunto caafimaad leh, iyo

helitaanka meelo ammaan ah oo jimicsi lagu sameeyo iyo waliba heerarka giigsanaanta/walwalka (stress)

ee saameeya caafimaadka.

HIRGALIN

IYO NAQSHADEYN

HAWLGALIN

ISKAASHI

WAREYSI

SHAQAALEYN

WADA-HADAL

FUDUDEYN

XUBNAHA

BEESHA

BACKYARD

INIATIVE

The Alley, Bishii Shanaad, 2010, Tirsi 35, Lambar 5 2

Kaabid Backyard Initiative

CULTURAL

WELLNESS

CENTER

TARJUMID

SHAANDHEYN

DIIWAANGALIN

TABABAR

ALLINA

DHEGAYSI

BARASHO

WARBIXIN

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!