12.07.2015 Views

Caawimaada dadka da'da ah iyo dadka iinta qaba

Caawimaada dadka da'da ah iyo dadka iinta qaba

Caawimaada dadka da'da ah iyo dadka iinta qaba

SHOW MORE
SHOW LESS
• No tags were found...

Create successful ePaper yourself

Turn your PDF publications into a flip-book with our unique Google optimized e-Paper software.

Caawimaada dadka da’da ah iyodadka iinta qabaAdeegyada daryeelka Bulshada iyo Guriga ee Golaha waxay caawiyaan oo ay taageeraan dadkada’da ah ee tamarta yar ee xaqa u leh, dadka qaba iinta dhexdhexaadka ah iyo kuwa qaba iintadaran iyo xannaaneeyayaashooda.Adeegyadaan waxay ujeedadoodu tahay inay hagaajiyaan tayada nolosha iyagoo caawinayadadka inay ilaaliyaan ammaankooda iyo madaxbannaanidooda guriga iyo bulshadadhexdeedaba.Adeegyada gurigaAdeegyada aan bixino waxaa ka mid ah:• Daryeelka guriga – ka caawinta shaqooyinka sida fakuumgareynta, nadiifinta, wax soogadashada iyo bangiga lacag kala baxa.• Daryeelka shakhsiyeed – caawimaada u qubeynta, u lebisida iyo daryeelka shakhsiyeed eekale.• Daryeelka ka nasinta – siinta xannaaneeyayaasha nasasho iyadoo laga heynayo qofkii aydaryeeli jireen saacado yar.• Dayactirka guriga – ka caawinta jardiinada ama dayactirka yar ee guriga ku saabsan.Adeega cuntadaWaxaan sidoo kale bixinaa adeega cuntada kaas oo keena gurigaaga cunto caafimaad leh oo isudheeli tiran dhadhana leh.Kooxaha nashaadkaDadka waa weyn ee tamarta daran waxay ku biiri karaan kooxaha bulshada iyo nashaadka laqorsheeyey ee ku raaxeyso oo ka jira jewi taageero leh. Gaadiidka kooxan waa la helayaa qadanawaa la siinayaa.Isticmaalida adeegyadaSi aad u isticmaashid adeegyadan waxaad u baahan doontaa inaad la xirriirto Golaha adigu amauu u ku soo gudbiyo xubin qoyska ka mid ah, dhakhtarkaaga, Adeega Qiimeynta DaryeelkaDa’da, Isbitaal, Xarunta Caafimaadka ama Wakaalad Bulsho oo kale.Ka dib marka lagu soo gudbiyo, xubin shaqaalaha ka mid ah oo ka socota Golaha Banyuleayaa sameyn doonta maalin kugu haboon iyo wakhti la yimaado gurigaaga si lagaala hadloHelp for older people and people with a disability / Somali

Caawimaada dadka da’da ah iyo dadka iinta qabaxaaladaada lana qiimeeyo baahidaada. Waxaan sidoo kale kuu qaban karnaa turjubaan inuu nasoo raaco haddii loo baahdo.Ujrada lacageed waxaa laga wada hadlayaa booqashada guriga ee bilowga ah.TallaalkaWaxaa jira cuduro badan oo khatar ah oo lagaga hortegi karo tallaal. Golaha ahaa bixiya tallaalkadadka waa weyn loogu talagalay oo ay ku jiraan tallaalka hargabka guluuga.Kooxaha Muwaadiniinta Da’da weynWaxaa jira tiro Kooxo Muwaadiniinta Da’da weyn ah oo ka jira Bangule. Kooxahan qaar ka midah waxaa loogu talagalay asalka dhaqamo khaas ah. wixii macluumaad inaad ka badan ee kusaabsan kooxaha gaarka ah nala soo xirriir.Adeegyada taageeradaWaxaa jira tiro adeegyo taageero ah oo loogu talagalay carruurta iyo dadka waa weyn eeiinta leh ee degan Banyule. Kuwan waxaa ka mid ah tababarka, u doodida, adeegyada kaladhexgelida wakhtiga hore, xannaanada carruurta, adeegyada shaqada iyo adeegyada nasinta.Wixii faahfaahin ah fadlan nala soo xirriir.Barnaamijyada madadaaladaWaxaa jira barnaamijyo dhawr ah oo madadaalo iyo cayaaro oo loogu talagalay dadka iinta lehee degan Banyule. Wixii macluumaad dheeraad ah nala soo xirriir.Ogolaanshaha baakinkaOgolaanshaha baakinka ee dadka iinta leh waxaa laga helayaa Golaha. Fadlan ogowogolaanshooyinkan waxay hoos imanayaan shuruudo adag. Ogolaanshaha baakinadan waabilaash. Haddii aad qabto iin oo aad jeclaan lahayd inaad soo dalbato fadlan nala soo xirriir.Haddii aad jeclaan lahayn macluumaad dheeraad ah oo aad u baahan tahay caawimaadaturjubaan fadlan la xirriir TIS National 131 450 weydiina in lagula xirriiriyo Golaha Banyule9490 4222.Haddii kale waxaad la xirriiri kartaa Golaha Banyule adoo soo wacaya kooxda AdeegaMacaamiisha 9490 4222, booqanaya mid ka mid ah Xarumaha Adeegayaga ee Ivanhoe amaRosanna ama iimeyl noo soo diraya enquiries@banyule.vic.gov.auHelp for older people and people with a disability / Somali

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!