23.01.2015 Views

Qashinka iyo wasakhda

Qashinka iyo wasakhda

Qashinka iyo wasakhda

SHOW MORE
SHOW LESS
• No tags were found...

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Qashinka iyo wasakhda

Qashin Gurida

Adeega qashin gurida Golaha Banyule waxaa ka mid ah:

• Qashin gurid isbuuciiba hal mar ah

• Ururinta waxyaalaha dib loo warshadeeyo hal mar labadii toddobaadba

• Ururinta dhirta xumaatay hal mar toddobaadkii

• laba ururinood (oo – loo balansaday) sannadkii (waxyaalaha xumaaday ama laamaha laysku

xiray).

Biinka qashinka ee isbuuclaha ah

Waxaan siinaa qoys kasta biin ay ku ridaan qashinka guriga. Qashin ururintaan toddobaadlaha

ah waxaa ku jira waxyaalaha xumaada ee aan dib loo isticmaali karin loo wershadeyn karin ama

loo bacramin karin.

Biinka alaabta dib loo wershadeeyo

Waxaan sidoo kale siinaa biin loogu talagalay alaabta dib loo wershadeeyo oo leh dabool

jaalle ah, waxaana la qaadaa kaas labadii toddobaadba mar. waxaad ku ridi kartaa waxyaalaha

soo socda biinkan: almuuniyam iyo qasacadaha birta ah, weelashada balaastikada adag ka

sameysan, kartoonada, dhalooyinka, joogaga, waraaqaha iyo baakadaha.

Biinka waxyaalaha xumaada ee cagaaran

Waxaan sidoo kale bixinaa biinka loogu talagalay cagaarka wasakhda ah, oo leh dabool cagaar

dhalaalaya. Kan waxaa la ururiyaa labadii toddobaadba mar. Waxaad ku ridi kartaa biinkan

waxyaalaha soo socda: caleenta, ubaxa, ulaha, laamaha yar yar, cawska iyo geedaha kale ee

iskood u baxa.

Bannaanka u soo dhigida biinanka si loo ururiyo

Dhamaan biinanka waa in la dhigaa gurigaaga bannaankiisa meesha cawsku ka baxo ee wadada

dhinaceeda ah habeenka ka horeeya maalinta la qaadayo. Marka la baneeyo biinka waa in lagu

celiyaa guriga. Biinkaaga waxaad dhigtaa meel u dhaw wadada dhinaceeda iyadoo lugihiisu ay u

jeedaan xagga guriga. Waa inaad hubisaa inaysan biinankaagu aysan aad u buuxin oo daboolku

xiran yahay.

Wixii macluumaad dheeraad ah ee ku saabsan sidii aad u isticmaali lahayd adeega, si aad

u ogaato maalinta waxa xumaada la qaado, ama inaad ballan u sameysato in lagaa qaado

waxyaalaha halaaba ee adag ama laamo isku xiran in la qaado, fadlan nala soo xirriir.

Rubbish and litter / Somali

Qashinka iyo wasakhda

Xarunta Helida Waxyaalaha Xumaada

Golaha wuxuu sidoo kale ka shaqeeya Xarunta Helida Waxyaalaha Xumaada oo ku yaal geeska

wadooyinka Waterdale iyo Banksia Bellfield. Waxaad ku soo tuuri kartaa waxyaalaha xumaada ee

guriga lagu isticmaalo, alaabta guriga, xumaalka cad, alaabta dib loo wersahdeeyo iyo sidoo kale

rinjiga, dhalooyinka gaaska, saliida matoorka iyo bateriyada. Ujrada lagaaga tuurayo waxyaalaha

xumaada ee guud iyo qaar ka mid ah alaabta dib loo wershadeeyo. Alaabta khatarta ah iyo

kiimikada lama aqbalayo. Fadlan nala soo xirriir si aad u ogaato meeshii aad ku tuuri lahayd kuwan.

Qashinka

Waa inaadan ku tuurin qashin noocuu doonaba ha ahaatee hantida Golaha, oo ka mid yihiin,

marshabiyeedka, meelaha cawska lagu beeray, baaggaga, jardiinooyinka iyo seerayaasha

cayaaraha. Fadlan ka dhig Banyule meel nadiif ah oo lagu noolaan karo adoo had iyo jeer ku

ridaya qashinkaaga biinanka qashinka ee ku yaal magaalahada oo dhan. Sharciga Qashinka

iyadoo la raacayo (Sharciga Ilaalinta Degaanka ), waxaa lagu ganaaxi karaa ilaa $2000 qashin aad

ku tuurtay awgii.

Haddii aad jeclaan lahayn macluumaad dheeraad ah oo aad u baahan tahay caawimaada

turjubaan fadlan la xirriir TIS National 131 450 weydiina in lagula xirriiriyo Golaha Banyule

9490 4222.

Haddii kale waxaad la xirriiri kartaa Golaha Banyule adoo soo wacaya kooxda Adeega

Macaamiisha 9490 4222, booqanaya mid ka mid ah Xarumaha Adeegayaga ee Ivanhoe ama

Rosanna ama iimeyl noo soo diraya enquiries@banyule.vic.gov.au

Rubbish and litter / Somali

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!