04.03.2021 Views

Siouxland Magazine - Volume 3 Issue 2

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Waxaa kale oo jira ardey caalimi ah ee jaamacada,

waana istaageernaa. Xaqiiqdii waxaa jirey ardey

kale oo kayimid Rwanda oo icaawiyey waqtigii aan

usoo wareegayey magaalada Sioux City.

Waxaa kale oo jirey ardey ku kortey Mareykanka

kuwaas oo icaawiyey kadibna noqdey saaxiibaheyga

wanaagsan. Shaqaalaha iyo lataliyaasha Jaamacada

Briar Cliff ayaa saameyn kuyeeshey waqtigeygii

halkaan isla markaasna idhiiragaliyey inaan

ahmiyadeyda sii wato.

Waxaa kale oo jirey dad katirsan qoomiyada kunool

magaalada Sioux City iyo kaniisadeyda kuwaas oo

isoodhaweyey waxna ila toosiyey.

Waxaan kale oo fursad u helay inaan barto xirfada

hugaaminta ee barnaamijka loo yaqaan ama urur

ka Dumarka Kalarka ee katirsan machadkan. Si

wadajir ah aniga iyo dumarkale ee urur kan waxaan

qabanay barnaamijyo wacyigalineed, waxaan

dhisney saaxiibtinimo iyo in laystaageero.

Maxaa rabtaa dadka Siouxland inay

ogaadaan?

Qaarada Africa waa weyn tahey waxayna

leedahey meelo kaladuwan oo dhaqamo badan

leh iyo wadamo. Qaarada dhexdeyda waxaa

jira qoomiyado kaladuwan, magaalooyin, iyo

dhul beeraley ah. Waxaa jira kaladuwanaansho

luuqadaha, dhaqamada, habka nolosha iyo wax

badan.

Waxaa muhiim ah dadku inay fahmaan inkastoo

aan ka imid Africa, nolasheydu ma ahan sida dadka

kale. Waa sida qeybaha kale ee caalamka xataa

Mareykanka. Qofkasta wuxuu leeyahay sheeko iyo

qibrad asaga u gooni ah. Waxaa jira halgan iyo

guulo qofwalba uusito. Waxaan rabaa dadku inay

fahmaan kala duwanaanshaha isla markaasna ay

waqti qaataan oo nafsadooda ay is wacyigaliyaan

ee kusaabsan dadka kaladuwan ee qoomiyadaha.

Dadku waxay ka faaidayaan horumarinta iyo

isfahanka iyo isku mahadcelinta ee kaladuwan.

ahmiyadeed. Inkastoo aan aad ukalafognahey waa

qeyb weyn oo nolashayda kamid ah. Fursad kasta

oo ey helaan waxay lawadaagaan dadka harumarka

aan kasuubiyey Briar Cliff. Waxaan ogahey inay

igufaanayaan anigana waxaan rabaa inay siiwadaan

kufaanida mustaqbalka.

Inkastoo qibrad adag aan soo maray, waxaan

rabaa bulshadu inay ogaato inaan amaal u hayo

dadka iyo fursadaha aan lakulmay. Ahaanshaha

hugaanka ururka Dumarka Midabka leh ee Briar

Cliff qaasatan waxyeelo wanaagsan bey igureebtey.

Waxaan suubinay inaan laxiriirno bulsho badan

iyo dhacdooyin isku imaansho oo badan. Inaan

kamidnoqdo bulshada Siouxland waxay ii oogalaatey

inaan waayo aragtinimo kahelo taas oo run ahaantii

xoojisay aniga shaqsi ahaan.

Bernice Semana, International Student (Senior) at Briar

Cliff University

Photo Credit Jetske Wauran.

“Everything you do,

do it with love.”

– Bernice Semana

Siouxland Magazine | Converse / 17

Waxaan kale oo rabaa bulshada Siouxland

inay fahmaan in qoyskayga uu igufaanayo ina

taageerayo waxbarashadayda iyo hadafkayga

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!