04.03.2021 Views

Siouxland Magazine - Volume 3 Issue 2

You also want an ePaper? Increase the reach of your titles

YUMPU automatically turns print PDFs into web optimized ePapers that Google loves.

Siouxland Magazine | Converse / 16

Inclusive Peek – In Somali

Bernice Semana,waa ardayad caalami ah

kudhalatay Kigali ee wadanka Rwanda. Bernice

Semana, waxay dhigataa Jaamacada Briar Cliff

University waxayna barataa biochemistry iyo

ganacsiga. Bernice waxay qalinjabin doontaa

bisha May 2021 waxayna sii wadandoontaa

taqasuskeeda ee wadankan Mareykanka.

Maxaa halgan ah oo kalakulantey

Siouxland?

Somali- Luuqada ayaa idhibtey, qaasatan

belowgii. Inta badan dadku ma fahmaan aniga

iyo ardayda caalimiga ah inaan ka kalanimid

meelo kaladuwan iyo dhaqamo kaladuwan.

Arintan siyaabo kaladuwan bey udhicikartaa.

Waxay noqonkartaa qofkani inuusan fursad u

helin inuu safro ama nolol ka qibrad duwan

mida uu kunoolyahey arko. Si walbaba ha

ahaatee, waqtigaan iyo dunidaan aan kujirno

waa masuuliyad nasaaran inaan iswacyigalino

nafsadeena.

Xataa hadaan safar ubixin, waxaa jira fursado

badan oo lagu baran karo dhaqamada kaladuwan,

sida adigoo kaqayb galaya bandhigyada

dhaqamada kala duwan, adigoo macluumaad

ka baaraya qadka tooska ah, iyo adigoo dhisaya

xiriir saaxiibtinimo oo wanaagsan ee dadka

kaladuwan.

Somali- Imaashaheyga ee Iowa waxay aheed mid

qibrad kaladuwan leh. Waxaan ku guuleystay

deeq waxbarasho inaan machadkaan wax kubarto,

isla markaasna waxaan qaatey go’aan halis ah oo

wayn si aan meeshaan u imaado. Kalafogaashaha

aniga iyo qoyskayga aad bey udhib badneyd.

Waxkasta oo nolasheyda kusaabsan ee

machadkaan wey kaduwanayd nolashaydii hore

ee aan kunoolaanjirey. Habka wax loobaro loona

barto ee wadankan Mareykanka waa nuuckale,

fahanka dadku iga qabaan ee kusaleysan malo

ama qiyas iyo macluumaad aan saxsaneyn.

Aad ayaan udidaaley inaan barto bulshada aan

lanoolahey, laakiin dhab ahaantii qibrad adag

iyo halgan baan kalakulmey. Waxaan la kulmay

cunsurinimo waqtigii meeshaan aan joogey,

waxaana dareemey inaan labo tilaabo horey u

qaadayo hal tilaabana gadaal u qaadayo.

See Siouxland kuu soodhaweysey?

Jaamacada Briar Cliff University kooxda joogta si

cajaaib ah bey iitaageereen.

Hooray! Your file is uploaded and ready to be published.

Saved successfully!

Ooh no, something went wrong!